Qunsul Cali Begadi oo Booqday Maxaabiis Soomaaliyeed oo Lagu Eedeeyay inay sharci daro ku soo galeen Kenya
Qunsulka Safaarada Soomaaliya ee Dalkani kenya mudane Cali Maxamed Shiikh (Cali Begadi) ayaa saldhiga Buruburu ee magaalada Nairobi ku booqday ...
















