Hey’adda socdaalka oo dib uga laabatay amarkii ahaa in la joojin doono duullimaadyada Hargeysa+War-saxaafadeed
War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska taliyaha hoggaanka socdaalka iyo Jinsiyadaha Jeneraal Gaafoow ayaa lagu sheegay in maanta dib looga noqday ...
















