Wasiirka Bartoolka oo maamulka gobolka kala hadlay wax ka qabashada nidaam la’aanta ka jirta shidaalka
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda ee Soomaaliya Mudane Maxamed Mukhtaar Ibraahim ayaa kulan casho sharaf u sameeyay maamulka gobolka ...
















