Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho
WARKA DUHUR -16-02-2016
Munaasbada xariga looga jaraayey hirgalinta waddo cusub oo isku xiri doonta magalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya iyo degmada Hobyo ee ...
Wasiirada difaaca iyo Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya oo ay wehliyaan taliyeyaasha ciidamada ayaa maanta hortagay baarlamaanka, iyadoo Xildhibaanadu ay su’aalo ...
Waxaa manta oo ay taariikhdu tahay 15/02/2016 xarigga laga jaray hotel casri ah oo lagu magacaabo AL_FURAT HOTEL . Hotelkaas ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo ...
Kulankan maanta gudiga madax banaan ee xalinta khilaafkii ka dhaxeeyay hogaanka Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed, isla markaana ay soo wakiisheen ...
Munaasabadaan ayaa ujeedkeedu ahaa furitaanka dib u dayactir lagu sameeyay xarunta daryeelka Hooyada iyo dhalaanka ee isbitaalka Laasareeti ee magaalada ...
Dab xoogan oo dhaliyay qasaare hantiyadeed ayaa abaare 7:00pm fiidnimo ee xalay ka kacay Suuqa weyn ee degmada Wadajir, kaas ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho