Golaha ammaanka oo shir gaar ah ka yeeshay Soomaaliya
Golaha ammaanka ee qaramada midoobay oo shir gaar ah ku yeeshay magaalada New York, ayaa ka shiray xaaladda Soomaaliya, shirka ...
Golaha ammaanka ee qaramada midoobay oo shir gaar ah ku yeeshay magaalada New York, ayaa ka shiray xaaladda Soomaaliya, shirka ...
Maxkamadda darajada koobaad ee Ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta dhageysatay dacwadii loo haystay eedeysanayaal loo soo qabtay qaraxii ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo ku sugan dalka Rushka ayaa kulan la qaatay Wasiirka ...
Taliyaha hogaanka Gaadiidka booliska Soomaaliyeed Gaashaanle Sare Bishaar Abshir Geedi ayaa sheegay in dib u dayactir xooggan uu ka socdo ...
New York, 19 April 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la filayaa inuu Golaha ...
Wasiirka Macdanta iyo batroolka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Mukhtaar Ibraahim iyo Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Xuseen ...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia uga qeyb galay Shirka ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ka tacsiyeeyey qoysadka ehelada dadkii Soomaaliyeed ee ku geeriyooday ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa barnaamij ka hadlaya dhibaatada uu tahriibka leeyahay, kaasi oo dhinacyo badan taabanaya. ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho