Eedeysanayaashii loo soo qabtay qaraxii diyaaradda Daalo oo maanta maxkamad la hor keenay+Sawirro iyo Dhageysi
Maxkamadda darajada koobaad ee Ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta dhageysatay dacwadii loo haystay eedeysanayaal loo soo qabtay qaraxii ...















