Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho
WAR SUBAX TBIYE PK 19-2-2016
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar ...
Taliyaha ciidanka Booliska Somaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa kormeeray Saldhiga Booliska Baladweyne, halkaasi oo uu kula kulmay ...
Xaflad ballaaran oo ay ka qeybgaleen Madax ka kala socota Bankiga Horumarinta Islaamka, Ururka Iskaashiga Islaamka, wakiillo ka socday hey’ado ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamaanka ...
Taliyaha ciidanka xooga dalka Soomaaliya sareeya gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa tababar u soo xiray lix sarkaal oo ka tirsan ...
Horjooge sare oo ka tirsan maleeshiyaadka ayaa la diley isaga iyo 10 kale oo kamid ah kooxda Alshabab kadib markii ...
Ciyaatowda xulka qaranka 11 sano jirada ee Soomaaliya oo dalka Qatar ugu qeybgalay tartanka kubadda cagta ee dugsiyada wadamada Jaamacadda ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho