Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay in si sare loo qaadi doono qeybaha kala duwan ee ...
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ayaa u codeynaya qodobka 10-aad ee sharciga xuduudaha, iyagoo ...
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay dishay Madaxii Al Shabaab u qaabilsanaa Qaraxyada gobolka Gedo iyo 20 xubnood oo kale ...
Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa waxaa ku soo idlaaday tababar Bangiga adduunku u qabtay Shaqaalaha mashruuca tayaynta shaqalaha Maamulka ...
Muqdisho, February 19, 2016…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta Qado sharaf u ...
Safiir ku xigeenka safaradsa Soomaaliya u fadhiya dalka Turkia iyo qaar ka tirsan saraakiisha safaradda ayaa soo dhoweyey wasiirka wasaarada Tamarta ...
Taliska ciidanka xoogga dalka ee beriga gobolka Galgaduud ayaa sheegay in ciidanku ay dileen horjoogiyaal ka tirsan Al-Shabab kaddib howlgallo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho