Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgaley Daahfurka Barnaamiijka Hufnaanka Maamulka Dowliga+Sawirro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgaley munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo Wasaaradda ...















