Madaxweynaha dalka iyo Madaxweyne Ku-Xigeenka Suudaan oo ka wadahadley dhaqan-gelinta heshiiska labada dal
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Khartoum kulan kula yeeshay Madaxweyne Ku Xigeenka 1-aad ee Jamhuuriyadda ...
















