Sunday, May 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha dalka iyo Madaxweyne Ku-Xigeenka Suudaan oo ka wadahadley dhaqan-gelinta heshiiska labada dal

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha dalka iyo Madaxweyne Ku-Xigeenka Suudaan oo ka wadahadley dhaqan-gelinta heshiiska labada dal
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  magaalada Khartoum kulan kula yeeshay Madaxweyne Ku Xigeenka 1-aad ee Jamhuuriyadda Suudaan, Mudane Bakri Xassan Saalex.

Kulanka ayaa looga hadley qaabka loo dhaqan gelinayo heshiis ay maalintii Arbacada (13/04/2016) labada dal dhowaan ku gaareen magaalada Khartoum oo dhigayey in la abuuro guddi iskaashi oo heer wasiir ah.

Related posts

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray cutubyo tababar uga socda Xananbuure

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray cutubyo tababar uga socda Xananbuure

May 16, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Yemen ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Yemen ee Soomaaliya

May 16, 2026

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahad celiyay hoggaanka, shacabka iyo dowladda Suudaan sida ay u garab taagan yihiin Soomaaliya, isagoo xusay in iskaashigan cusub ee labada dal ay bilaabayaan u sare u qaadi doono xiriirkii qotada dheeraa ee horay uga dhexeeyay labada dhinac.

Madaxweyne Ku Xigeenka Suudaan, Mudane Saalex ayaa sheegay in Suudaan ay ku faraxsan tahay xiriirka wanaagsan ee labada dal ka dhexeeya, loona baahan yahay in la xoojiyo si loola jaanqaado isbedelada iyo caqabadaha ka jira caalamka

Kulankaasi kadib ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa waxay ka ambabaxeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Khartoum, markii ay dhameysteen booqashadii labada maalmood ahayd ee ay ku joogeen Suudaan.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa sii sagootiyay Madaxweyne Ku –Xigeenka Koowaad ee ee Jamhuuriyadda Suudaan Mudane Bakri Hassan Saleh , wasiirro , mas’uuliyiin kale iyo danjiraha Soomaaliya u fadhiya Khartoum

Previous Post

Madaxweyne Xasan  oo  Ethiopia kaga qeybgalaya shir madaxeed arrimaha amniga Afrika

Next Post

Kulan looga hadlayay Xagjirnimada oo lagu qabtay Islii Nairoobi+SAWIRRO

Next Post
Kulan looga hadlayay Xagjirnimada oo lagu qabtay Islii Nairoobi+SAWIRRO

Kulan looga hadlayay Xagjirnimada oo lagu qabtay Islii Nairoobi+SAWIRRO

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray cutubyo tababar uga socda Xananbuure

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray cutubyo tababar uga socda Xananbuure

May 16, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dallka Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Yemen ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Yemen ee Soomaaliya

May 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Yeman u fadhiya Soomaaliya,...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulankii ugu horeeyay la-qaatay Agaasimayaasha, Maareeyayaasha iyo Lataliyayaasha Wasaaradda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulankii ugu horeeyay la-qaatay Agaasimayaasha, Maareeyayaasha iyo Lataliyayaasha Wasaaradda

May 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Guud,...

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo dhaawac halis ah lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In