Friday, August 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay Xagjirnimada oo lagu qabtay Islii Nairoobi+SAWIRRO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay Xagjirnimada oo lagu qabtay Islii Nairoobi+SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Culimaa udiinkani oo ka kala yimid waddamada Mareykanka iyo Koonfur afrika iyo kenya ayaa waxay kulan diimeed Muxaadarooyin ah  ku qabteen masjidu saxaaba oo ku yaala waddada 12 aad ee xaafadda ay soomaalida dagto ee Islii iyadoona ay ka qeyb galeen dadweyne aad u fara badan oo ka kala yimid xaafadahaasi.

Culimaa udiinkii muxadarooyinka ka jeediyay halkaasi ayaa waxa ay ka hadleen arimo dhowr ah oo ku saabsan diinta islamka waxa ay ka qabto xagjirnimada,tahriibka,Amaanada diinta iyo xaaladda guud ee dalka.

Related posts

Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya horumarinta arrimaha Awqaafta ee labada dal

Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya horumarinta arrimaha Awqaafta ee labada dal

August 7, 2026
Maamulka Waqooyi bari iyo guddoomiya SoDMA oo ka wada hadlay Dardar gelinta mashaariicda gargaarka

Maamulka Waqooyi bari iyo guddoomiya SoDMA oo ka wada hadlay Dardar gelinta mashaariicda gargaarka

August 7, 2026

Sh.saalax macalin cabdulahi iyo shariif cabdulaahi oo ah imaamka masjidka oo ka mid ahaa Culimaa udiinkii muxadarooyinka ka jeediyay halkaasi ayaa waxa ay sheegeen al shabab waxa ay ugu yeereen jihaadka uusan sal iyo raad ku lahayn diinta islaamka iyagoona ugu baaqay inay ka ka towbad keenaan dhalinyada wali aaminsan fikirka qaldan ee Alshabab.

Sheekh Saalax”Nimanka shabab ee umada dhibaateeyay maxay ku dagaalamayan oo ay sheeganayaan waa diin,dad culimo sheeganayo ayaa ka shaqeeyay ilaa hadana wada,waa dadka ayagu naftooda dilay waxa ay ku goynayana aan garaneyn.

waxa dhibatada keenay ee laga hadlayo ee loo taaganyahay sidee nabad galyo loo helayaa waaye,taana waxaa keenta fahamka iyo fikirka qaldan ee asalkiisa islamka loo tirinayo ee diintoodi ka tagay ay sameeyeen marka waa in laga digtoonaadaa”

Shariif Cabdulahi”Dilka waa iska dhacayaa kan wax dilaya baan ogeyn waxa uu umada uleynayo,kan la dilayana ma oga sababta loo dilay,sababtana waxay tahay qofka waa lagu shaqeysanaa,dad baa dagaal la geliyay muslimintii ayaa lagu leynayaa,ciyaal ayaa lasoo kaxeynayaa waxad aragteen ayaa dhacayo waana fikir qaldan oo laga dhaadhiciyay”

Sheekh Cali nuur oo isna ka hadlay  shanta daruuriyaad ee diinta islaamka ayaa waxa uu bulshada Soomaaliyeed uga digay tahriibka oo uu sheegay in aysan banaaneyn in qofka uu naftiisa haligo.

“dadkan waan tahriibeynaa leh ee doonyaha isku ridaya ee saxaraha ku dhamaanayo iyagoo aan diin raadineyn oo aduunyo un raadinayo,naftiina inaad halaagtaan alle idinma ogola,ciqaab qaasna way leedahay ee Soomaaliyeed Alle kabaqa”

Kulan diinmeedkani oo ay Culimaa udiinka ugu talo galeed inay wacyi geliyaan bulshada Soomaaliyeed ku dhaqan kenya ayaa dadweynihii ka qeyb galay waxay culimaa udiinka weydiiyeen Su’aalo dhowr ah oo ay jawaabo ka bixiyeen Culimaa udiinka.​

IMG_7263 IMG_7264 IMG_7268 IMG_7273 IMG_7277 IMG_7292 IMG_7293 IMG_7294 IMG_7297 IMG_7303 IMG_7311 IMG_7312 IMG_7313 IMG_7316

Cabdulqaadir Koronto, Nairobi-Kenya.

Previous Post

Madaxweynaha dalka iyo Madaxweyne Ku-Xigeenka Suudaan oo ka wadahadley dhaqan-gelinta heshiiska labada dal

Next Post

Xaruntii degmada Wanlaweyn oo dhismo laga billaabay”SAWIRRO”

Next Post
Xaruntii degmada Wanlaweyn oo dhismo laga billaabay”SAWIRRO”

Xaruntii degmada Wanlaweyn oo dhismo laga billaabay"SAWIRRO"

Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya horumarinta arrimaha Awqaafta ee labada dal

Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya horumarinta arrimaha Awqaafta ee labada dal

August 7, 2026
0

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane 𝗦𝗵𝗲𝗲𝗸𝗵𝗠𝘂𝗸𝗵𝘁𝗮𝗮𝗿𝗥𝗼𝗼𝗯𝗼𝘄𝗖𝗮𝗹𝗶, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Hay’adda Awqaafta...

Maamulka Waqooyi bari iyo guddoomiya SoDMA oo ka wada hadlay Dardar gelinta mashaariicda gargaarka

Maamulka Waqooyi bari iyo guddoomiya SoDMA oo ka wada hadlay Dardar gelinta mashaariicda gargaarka

August 7, 2026
0

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...

Xuseen Dhegaweyne oo shaaciyay inuu yahay musharaxa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

Xuseen Dhegaweyne oo shaaciyay inuu yahay musharaxa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

August 6, 2026
0

Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐢𝐱𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐱 𝐛𝐚𝐝𝐞𝐥 𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐱𝐮𝐛𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐤𝐮 𝐢𝐦𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐞𝐞 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐢𝐱𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐱 𝐛𝐚𝐝𝐞𝐥 𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐱𝐮𝐛𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐤𝐮 𝐢𝐦𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐞𝐞 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚

August 6, 2026
0

Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In