Agaasimahii hore ee Waaxda TVga Qaran oo xilka ku wareejiyay Agaasimaha Cusub+Sawirro
Agaasimeyaasha Waaxyaha kala ah Tv-ga Qaranka iyo Wakaaladda Sonna, ayaa xilkooda si rasmi ah ula wareegay kaddib munaasabad xil wareejin ...
Agaasimeyaasha Waaxyaha kala ah Tv-ga Qaranka iyo Wakaaladda Sonna, ayaa xilkooda si rasmi ah ula wareegay kaddib munaasabad xil wareejin ...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Saraakiil sare oo ka socota ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa galab dib ugu soo laabtay Muqdisho kadib markii uu Magalada Baydhabo uga soo qaybgalay Xafladii Caleema ...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Magaalada Beydhabo halkaas oo ay ka socoto Xafladda Caleema saarka Guddoomiyaha Cusub ee ...
Madxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku sii jeeda Magaalada Beydhaba ee Xarunta Dowlad Gobolleedka Koonfur Galbeed halkaas ...
Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen oo xalay ka qeyb galayay Barnaaamijka Bandhigga Tv-ga Qaranka ayaa sheegay ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka oo shalay galab gaaray magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa maanta kulamo la leh ...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa goordhow ka degtay garoonka diyaaradaha Magaalada Beydhaba ...
Dhaqaalaha Shiinaha ayaa kobcay boqolkiiba 6.9 sanadkii la soo dhaafay ee 2015, oo haddii la barbar dhigo sanadkii kaasi ka ...
R/wasaaraha dalka ayaa ka qeybgalay kulan looga hadlayey nooca Federaalka ugu habboon ee dalkeenu qaadanayo, maqaamka caasaimadda ay yeelanayso , ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho