War-murtiyeed: Wada-xaajoodkii Kismaayo ee Hoggaamiyayaasha Madasha Wadatashiga Qaran
Kulanka hoggaamiyayaasha Madasha Wadatashiga Qaran oo ay ka soo qaybgaleen Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Gudoomiyaha Baarlamaanka ...
















