Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo baarlamaanka ka codsaday inay meel mariyaan sharciyada horyaalla
Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa ka codsaday Barlamaanka Maamulkaasi meelmarinta sharuucda horyaalla ee muhiimka u ah kaabayaasha ...
















