Madaxweynaha: “Falalka fuleynimada ah ee Al Shabaab ma hakin doonaan hawlgallada milateri ee dalka looga sifeynayo argagixisada”
Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya waxaa ka go’an inay si buuxda ugala qeyb qaadato waddamada gobolka dagaalka lagula jiro argagixisada Al ...
















