Ciidanka NISA oo gacanta ku dhigay dhagarqabayaal ka tirsan Khawaarijta
Ciidanka Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa howlgal ay magaalada Muqdisho ka fuliyeen waxa ay ku qabteen ...
Ciidanka Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa howlgal ay magaalada Muqdisho ka fuliyeen waxa ay ku qabteen ...
Guddiga arrimaha gudaha, amniga iyo maamul goboleedyada ee Golaha Shacabka baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa kulan su’aalo weydiin ah xafiiskiisa ...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa kulan qado sharaf ah ugu sameeyay hooyga uu ka degan ...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Amb. Ahmed Moallim Fiqi Ahmed, received on Monday in his office ...
Kulan looga hadlayay doorka Culimadu ay ku leeyihiin Suulinta Afkaarta Khaldan ee khawaarijta oo ay ka qeyb galeen Masuuliyiin ka ...
Wasiiro, Xildhibaanno, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka iyo boqolaal shacab ah ayaa maanta xeebta Liido ee degmada Cabdicasiis ...
Howlwadeennada Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo uu horkacayo Agaasimaha Guud mudane Caydaruus Macallin ayaa maanta ...
Xoghayaha joogta, Agaasimayaasha waaxyaha iyo howlwadeennada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa maanta oo Isniin ah ka qeybgalay dibadbax ...
Wasiiru dowlaha wasaaradda Amniga Gudaha Xildhibaan Maxamed Cali Xagaa,oo ka qeyb galay dibadbax looga soo horjeeday weerarkii ay khawaarijtu ku ...
Dibadbax ballaaran oo looga soo horjeedo werarkii ay khawaarijtu ku xasuuqday dad shacab ah oo ku caweynayay xeebta liido ayaa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho