Xaaladda magaallada Gaalkacyo oo saakay deggan
Xaaladda magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa saakay deggan, ayadoo ay wali ku sugan yihiin wafdi ka socda dowladda ...
Xaaladda magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa saakay deggan, ayadoo ay wali ku sugan yihiin wafdi ka socda dowladda ...
Jaaliyadda Soomaalida ee ku dhaqan magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa qabatay xaflad lagu soo dhaweynayo guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna ...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqey xabbad joojin degdeg ah oo waarta oo ka dhaqan ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo uu ka mid yahay Madaxweynaha dawlad ...
Madaxweynaha Dawladd goboleedka Puntlad Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo mas’uuliyiinta kale ee maamulka Puntland ayaa maanta kusoo dhoweeyey Garoonka ...
Raisul-wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke wuxuu 4ta Sebtember 2015 u magacaabay Guddi Madax Banaan oo ka ...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho