Raisul Wasaaraha Xukuumada oo shacabka ugu baaqay inay u midoobaan la dagaalka argagixisada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa waxa uu si kulul u cambaareeyey weerarkii bahalnimada ahaa ...















