Tuesday, September 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Amniga oo sheegtay in la soo gaba gabeeyay Weerarkii xalay ee Xeebta Liido”Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Amniga oo sheegtay in la soo gaba gabeeyay Weerarkii xalay ee Xeebta Liido”Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

labaatan  qofood ayaa ku geeriyooday oo ay ka mid ahaayeen Kooxihii weerarka soo qaaday halka tira kala ay dhaawacyo soo gaareen kadib fiiddnimadii xalay Weerar ay Argagixisadu ku qaadeen Maqaaxid ku taala Xeebta Liido halkaas oo ay ku sugnaayeen Boqolaal shacabka oo goobta ku qaxweynayay,

Waxaana markiiba goobta gaaray Ciidamda Amniga kuwaas oo ka hortagay qatar intaas ka badan oo ay damacsanaayeen Argagixisada, iyagoo soo baddbaadiyay boqolaal shacab ah oo ku go’doomay goobta la weeraray.

Related posts

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

September 8, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo guddoomiyay Shirka Wasiirrada Warfaafinta Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

Wasiirka Warfaafinta XFS oo guddoomiyay Shirka Wasiirrada Warfaafinta Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

September 8, 2026

Wasiirka Amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaal mudane C/risaaq Cumar Maxamed oo la hadlay warbaahinta Dowladda aya ku dhawaaqay arroornimadii hore ee Saakay in la soo gaba gabeeyay saacada ka hor hawlgalkii ay ciidanka Amniga ka wadeen Maqaaxiyo ku yaalay Xeebta Liido.

Wasiirka ayaa tilmaamay in Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee NISA gaar qaybta Gaashaan ayaa markiiba goobta ka hawlgalay si umadda looga baddbaadiyo Argagixisada halkaas weerarka ku soo qaaday, kuwaas oo ugu dambeyn dilay 4 ka tirsan maleeshioyaadkii weerarka soo qaaday halka mid ka midna gacanta lagu dhigay.

vlcsnap-2016-01-22-07h15m55s133 vlcsnap-2016-01-22-07h16m10s20 vlcsnap-2016-01-22-07h16m27s198  vlcsnap-2016-01-22-07h16m49s153    vlcsnap-2016-01-22-07h17m23s238  vlcsnap-2016-01-22-07h17m47s223 vlcsnap-2016-01-22-07h17m58s79

Previous Post

Raisul Wasaaraha oo B/weyne uga qaybgalay Munaasabad lagu sagootinayay Cutubyo ka tirsan Ciidanka Jabuuti”Sawirro”

Next Post

Al Shabaab lagu dilay Shabeellaha Dhexe

Next Post
Al Shabaab lagu dilay Shabeellaha Dhexe

Al Shabaab lagu dilay Shabeellaha Dhexe

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

September 8, 2026
0

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu soo gabagabeeyay hawlaha dayactirka iyo...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo guddoomiyay Shirka Wasiirrada Warfaafinta Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

Wasiirka Warfaafinta XFS oo guddoomiyay Shirka Wasiirrada Warfaafinta Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

September 8, 2026
0

Muqdisho, 8 Sebtembar 2026: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta guddoomiyay Shirka...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer ku tegay Isbitaalka Rajab Tayib Erdoğan

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer ku tegay Isbitaalka Rajab Tayib Erdoğan

September 8, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka Raji dayib Erdoğan, oo hore loogu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha dalka Tanzania

September 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In