Xuska 21-ka Janaayo oo diyaar garow loogu jiro
Doodan ayaa ujeedkeedu ahaa u diyaar garowga 43guurada ka soo wareegatay maalintii la dhaqan geliyey Qoridda Afka soomaaliga. Gudoomiyaha Akadeemiyada ...
Doodan ayaa ujeedkeedu ahaa u diyaar garowga 43guurada ka soo wareegatay maalintii la dhaqan geliyey Qoridda Afka soomaaliga. Gudoomiyaha Akadeemiyada ...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed eek a howlgala magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa maanta loo qeybiyay mishaaraadka Ciidamada, iyadoo sida ...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tilmaamay in shirka ay ka soo bixi doonaan go’aanno muhiim u ...
Kulan looga hadlayay sidii ay u wada shaqeyn lahaayeen ururrada bulshada rayidka ah iyo dowladda oo ay ka qeyb galeen ...
Kaalmo lacageed oo ay iska soo uruurriyeen suxufiyiinn iyo waalidiin ku nool dalka Ingiriiska ayaa maanta la gaarsiiyay carruurtii ay ...
Allaha u naxariistee Abwaan Cali Sugule Cigaal ayaa maanta lagu aasay magaalada Hargeysa. Maydka Abwaan Cali Sugule ayaa saaka laga ...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ka furey Madasha ...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumada Mudane ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho