Madaxweynaha oo Jarmalka kulamo kula yeeshay madax iyo diblomaasiyiin “SAWIRRO”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ka qeybgalaya shirka arrimaha amniga caalamka ee Munich Security Conference (msc2016), ...















