Madaxweynaha Maamulka Puntland iyo Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ee arrimaha Soomaaliya oo kulmay “Sawirro”
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta 27-Jan-2016-ka ku qaabilay Xarunta Villa Hargaysa ee Madaxtooyada Soomaaliya Wakiilka ...
















