Madaxweynaha: “Koox yar oo ka been sheegeysa diinta Islaamka ma burburin karto rajada shacabkeena oo ah nabad iyo barwaaqo inay ku noolaadaan’’
Muqdisho, 22 January 2016: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed uu u dhaqaaqey ...















