Daawo Sawirada: Madaxweynaha oo gaaray Sacuudiga
Akhristayaasheena Sharafta leh, waxaan halkaan idin kugu soo gudbinaynaa, Sawirada, Wafdiga Madaxweynaha Jamhuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Xasan Shiekh Max'uud ay ...
Akhristayaasheena Sharafta leh, waxaan halkaan idin kugu soo gudbinaynaa, Sawirada, Wafdiga Madaxweynaha Jamhuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Xasan Shiekh Max'uud ay ...
Abuukar Cawaale Qaadiid oo la hadlay Radio Muqdisho isaga oo ku sugan dalka Britain ayaa sheegay in joojinta qaadka ee ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Dowladda Mareykanka ayaa abaal marin lacageed dul dhigtay ciddii keenta xog la xiriirta meelaha ay ku noolyihiin lix ka mid ...
Dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta maamul cusub u magacaabay degmada Balanbal e gobolka Galgaduud, kuwaasi oo looga fadhiyo inay dar ...
Munaasabad ballaaran oo shahaaddooyin lagu guddoonsiinayay arday baratay cilmiga dawada, kuwaasoo ka qalin jebiyay jaamacadda Jamhuuriya ayaa maanta lagu qabtay ...
Xaflad si heer sara ah loo soo agaasimay oo lagu soo dhaweynaayay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Muqdisho, November 10, 2015------Bankiga adduunka ayaa bogaadiyay isla markaana ammaanay horumarka iyo hufnaanta Nidaamka maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya, kadib kulan ...
Wasiirka Maaliyadda ee xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Ibraahim Fargeeti iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho