Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Oo Xariga Ka Jaray Garoon Kubada Cagta Ah Oo Loogu Magacdaray Marxuum C/kariim Laqanyo “Sawirro”
Dhismaha garoonkani oo bilihii ugu danbeeyayba soo soctay, ayaa ugu danbeyntii waxaa xarigga ka jaray guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan ...
















