Madaxweynaha: “Tallaabada aan Iiraan xiriirka uga goosaney waxay ahayd mid sax, dulqaad badan oo falalka ay dalkeena ka wadeen kadib ayaan go’aan ka qaadanay’’
Muqdisho, 10 January 2016: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dowladda Iiraan ay falal amniga ...
















