Friday, January 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ururka iskaashatooyinka Soomaaliyeed oo hirgeliyay isbitaal cusub “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Ururka iskaashatooyinka Soomaaliyeed oo hirgeliyay isbitaal cusub “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan oo lagu weyneynayay sanadguuradii 43aad oo ku beegan markii la aasaasay urururka dhaqdhaqaaqa iskaashatooyinka Soomaaliyeed isla markaana xarigga looga jarayay isbitaal ay sameysay ururka iskaashatooyinka Soomaaliyeed ee UDHIS ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho

Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qeyb galay maamulka degmada Xamarweyne qeybaha kala duran ee ururada iskaashatooyinka, barbaarta gaashaaman, dhakhaatiir, odayaal, maamulka gobolka banaadir, dadweyne aad u fara badan iyo marti sharaf kale.

Related posts

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Qatar uga qeybgalay qalin jebinta ciidanka Isku dhafka ah

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Qatar uga qeybgalay qalin jebinta ciidanka Isku dhafka ah

January 22, 2026
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka XFS oo gaaray Laascaanood

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka XFS oo gaaray Laascaanood

January 22, 2026

Guddoomiyaha ururka iskaashatada kalluumeysiga Cabaas Nuur Mahdi ayaa sheegay in munasaban ay qiimaweyn u leedahay ururka dhaq dhaqaaqa iskaashatooyinka Soomaaliyeed.

Dr Ibraahim oo ka mid ah dhakhaatiirta ka soo qeyb galay ayaa tilmaamay in isbitaalkan loogu adeegi doono bulshada, gaar ahaan shaqaalaha iskaashatoyinka, iyadoo isbitaalka loogu magacdaray UDHIS hospital.

Guddoomiyaha ururka dhaqdhaqaaqa iskaashatooyinka gaadiidka gobolka banaadir Daahir Maxamuud Dirir ayaa ugu baaqay iskaashatooyinka Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan horumarka dalka.

Guddoomiyaha ururka dhaq dhaqdhaqaaqa iskaashatooyinka Soomaaliyeed Maxamed Abuukar Afrax oo gaba gabadii munaasabadda ka hadlay ayaa kula dardaarmay iskaashatooyinka Soomaaliyeed in ay sii laba laabaan howlaha lagu horumarinayo dalka.

DSCN6871 DSCN6873 DSCN6877 DSCN6878 DSCN6884 DSCN6890 DSCN6892  DSCN6900 DSCN6901 DSCN6904  DSCN6908 DSCN6912  DSCN6918 DSCN6920 DSCN6926

Previous Post

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo toddobaadkan horkaceysa kulamo muhiim ah oo siyaasadda dalka lagu gorfeynayo

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Qatar uga qeybgalay qalin jebinta ciidanka Isku dhafka ah

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Qatar uga qeybgalay qalin jebinta ciidanka Isku dhafka ah

January 22, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho shaqo ku jooga dalka Qatar, ayaa maanta ka qeybgalay...

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka XFS oo gaaray Laascaanood

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka XFS oo gaaray Laascaanood

January 22, 2026
0

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hussein Ali Haji, ayaa maanta ka degay...

Guddoonka Labada Aqal ee BJFS oo xog laga siiyay hannaaka dib u eegista Dastuurka

Guddoonka Labada Aqal ee BJFS oo xog laga siiyay hannaaka dib u eegista Dastuurka

January 22, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad...

𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐮-𝐃𝐮𝐰𝐢𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 M𝐨𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨 l𝐮𝐠𝐮 s𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐚y

𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐮-𝐃𝐮𝐰𝐢𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 M𝐨𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨 l𝐮𝐠𝐮 s𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐚y

January 22, 2026
0

Waxaa Magaaladda Moqdisho lugu soo xiray Shirka Guddiga Qaran ee Isku-Duwidda Maareynta Abaaraha, oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In