Xuska dhalashada Nabigeenna Muxamad (NNKH) oo lagu qabtay Masjidul Towfiiq ee degmada Yaaqshiid
Munaasabadaaan lagu weynaynayay dhalashada Nabigeena Muxamed (NNKH) oo ay soo qaban qaabiyeen Jameecada reer Sheekh Daa’uud Culosow qeybta masjidul Towfiiq ...
















