Guddoomiye Jawaari “Beri waxaa furmaya wada xaajood ku saabsan mooshinka”
Guddoomiyaha barlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta sheegay in maalinta berito ah uu furmi doono wada ...
Guddoomiyaha barlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta sheegay in maalinta berito ah uu furmi doono wada ...
Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiye ku-xigenka Gobalka dhanka Maaliyadda Mudane Ismaaciil Macallin Cabdi Guure ayaa maanta u amba baxay Dalka Turkiga. ...
Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay gacan wada-hadal u fidinayaan kooxda ka go’day ASWJ eek u sugan degmada Dhuusamareeb si ...
Wasiirka gargaarka iyo daryeelka naafada ee maamulka Galmudug Shire Xirsi Maxamuud ayaa sheegay in gobollada Mudug iyo Galguduud ay ka ...
Wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka ayaa sheegtay in dhawaan la billaabi doono dhisidda maamulka Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan, oo ka ...
Safiirka Britain ee Soomaaliya Danjire Harriet Mathews oo shir jaraa’id saxaafadda ugu qabatay xarunta safaaradda ay ku leedahay Soomaaliya ...
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqasho ku tagay ...
Kulankani oo looga hadlayey dardar gelinta howlaha dib u eegista dastuurka KMG ah ee Soomaaliya ayaa lagu qabtay xarunta Villa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho