Baarlamaanka oo ka hadlaya sharciga saxaafadda
Xildhibaannada Baarlamaanka ayaa maanta oo isniin ah kulan ku leh magaallada Muqdisho, ayadoo akhrintii labaad uu marayo shariciga saxaafadda dalka. ...
Xildhibaannada Baarlamaanka ayaa maanta oo isniin ah kulan ku leh magaallada Muqdisho, ayadoo akhrintii labaad uu marayo shariciga saxaafadda dalka. ...
Xaaladda magaallada Beledweyne ee xarunta Hiiraan ayaan dagganayn ayadoo dagaal u dhaxeeya laba maleeshiyo oo ka dhacay shalay iyo xalay. ...
Munaasabad lagu taageerayay maamulka Koofur-Galbeed oo ay ka qeyb galeen jaaliyadda Soomaaliyeed ee degaankaas ka soo jeeda ayaa lagu qabtay ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaaladda Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcale ayaa been abuur ku tilmaamay in maamulka gobolku uu ...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furey Madasha Wadatashiga Qaran ...
Salma bint Hizab al-Oteibi ayaa noqotay haweeneydii ugu horeeysay ee ku guuleystay doorashooyinka dowladaha hoose ee dalka Sacuudi Carabiya, kadib ...
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta tababar kor loogu qaadayo aqoonta garsoorayaasha u furay qaar ka mid ah garsoorayaasha ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho