Mas’uuliyiinta Iyo Howlwadeennada Wasaaradda Warfaafinta Oo Tacsi U Diraya Wariye C/laahi Kulmiye Cadoow
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir "Maareeye" Wasiirudowlaha Wasaaradda Warfaafinta Mudane Maxamuud Cabdi Xasan ...
















