Hey’adda CISP oo Gaalkacyo ka billowday dayactirka xarumo waxbarasho “Sawirro”
Hay'adda CISP ayaa Galkacyo ka bilowday Mashruuc lagu dayactirayo xarumo Waxbarasho “Sawiro” Mashruucaan oo isagu qeyb ka ah mashaariic la doonayo ...
Hay'adda CISP ayaa Galkacyo ka bilowday Mashruuc lagu dayactirayo xarumo Waxbarasho “Sawiro” Mashruucaan oo isagu qeyb ka ah mashaariic la doonayo ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusman “Jawaari” ayaa maalinnimada berrito ah oo ay taariikhdu ku beegan ...
Furitaanka Jaamacadda Abraar ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo uu ka mid yahay agaasimaha guud ee wasaaradda ...
Madaxweynaha Jamuuriyada Soomaliyaha, Ra’isul wasaaraha dalka, gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya, xubno ka tirsan labada gole ee dowlada Soomaliya, Saraakisha Ciidamada qalabka ...
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Koofur Africa ayaa xalay casho sharaf u sameysay mudanayaal ka tirsan baarlamaannada Soomaaliya iyo Jabuuti. Casho ...
Tartanka kubadda cagta ee ciyaartoyda da’yarta kooxaha heerka koowaad oo si habsami leh uga socda garoonka Banaadir Stadium ee degmada C/casiis,waxaana ...
Maantoo kale 12-kii October sanadkii 1954-tii ayeey aheyd markii ugu horreeysay ee la saaray Calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, hasa yeeshee Calanka ...
Roobab lagu diirsaday ayaa xalay waxaa ay ka da’een deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan oo ay ku jirto magaalada Beledweyne ...
Wasiirka warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir “ Maareeye” oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa shacabka Soomaaliyeed u ...
Ayadoo loo dabaal dagayo maalinta la sameeyay calanka Soomaaliya sanadkii 1954 tii oo ay kasoo wareegtay 61 sano, waxaa si ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho