Wasiir Maareeye “Waxaa noo qorsheysan in aan dib u dhisno Tiyaatarka Qaranka”
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqday xaruntii Farshaxanka ee Wakaaladda Murtida iyo madadaalada ...















