Agaasime Cayduruus Macallin oo furay shirka Ansixinta Wajiga 2aad ee Asteynta Awoodaha Dowladda
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cayduruus Macallin, ayaa furay Kulanka Farsamo ee ...















