Wasiirka waxbarashada oo booqatay guriga hooyooyinka-Sawirro
Wasiirka waxbarashada xukuumadda Soomaaliya marwo Khadar Bashiir Cali ayaa maanta waxaa ay kormeer ku tagtay guriga hooyooyinka oo ku yaala ...
Wasiirka waxbarashada xukuumadda Soomaaliya marwo Khadar Bashiir Cali ayaa maanta waxaa ay kormeer ku tagtay guriga hooyooyinka oo ku yaala ...
Cumar Aadan Qaadi oo ah la taliyaha guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta la hadlay warbaahinta qaranka ayaa waxaa uu sheegay ...
Dowladda Ruushka ayaa ka dalbatay Mareykanka iney la wadaagto xogta kooxda ISIS ee ka dagaalanta waddamada Siiriya iyo Ciraaq. Wasiir ...
S/G Maxamed Aaden Axmed taliyaha ciidanka XDS ayaa maanta kormeer howlleed oo ugu kuur-geliyo xaaladda Ciidanka Xoogga dalka ku sameeyey ...
Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay inay dhawaan dib u bilaabmayaan wadahadaladii u dhexeeyay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Maamulka ...
Guddoomiyaha Gobalka Shabeelaha Hoose Cabdiqaadir Maxamed Nuur Siidii, Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Qoryooley Kuntuwaarey , Awdheegle Sablaale iyo Xubna kale ayaa maanta ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Gudoomiye ku-xigeenka maaulka gobolka Hiiraan ee dhinaca arrimha bulshada Sheekh Xuseen Cusmaan Cali oo manta kormeeray isbitalka weyn ee magaalada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho