Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Heshiiska Caafimaadka ee Soomaaliya iyo Turkiga “Sawirro”
Golaha Wasiriida ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda ...
















