Madaxweynaha Oo Ummada Soomaaliyeed Alle Uga Baryay Inuu Dhibta Ka Dulqaado “SAWIRRO”
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa xalay gaaray magaalada Makkah ee dalka Sucuudiga iyadoo ay wehliyaan wasiirka arrimaha dibedda ...
















