Madaxweynaha J. F. S. oo kulamo la qaatay waxgaradka iyo bulshada degmada Diinsoor
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Feeraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta gaaray magaalada Diinsoor ee gobolka Baay, ayaa kulamo kala duwan ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Feeraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta gaaray magaalada Diinsoor ee gobolka Baay, ayaa kulamo kala duwan ...
Kulankan oo looga hadlayay dhismaha Waddo isku xirta deegaanada Eyl iyo Dongorayo ayaa lagu qabtay xarunta dowladda hoose ee degmada ...
Muqdisho, August 26.2015------Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS mudane Maxamed Cumar Carteh iyo wasiiro ay ka mid yihiin Wasiirka Amniga, Waxbarashada, ...
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay waheliyaan safiirka dowladda Cumaan u qaabilsan geeska afrika iyo ...
Xaruntan cusub oo lagu magacaabo Geesdiir foundation, looguna talagalay in wax lagu baro carruurta danta yar ee aan waalidintooda awoodin ...
Mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta warbixinno ka dhagaysanaya guddiyada difaca iyo maaliyadda ee Baarlamanka ee ku aadan howlihii ugu dambeyeey ...
Maamulka Koonfur-Galbeed Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo deeganno ka tirsan maamulkaasi laga qabsaday maleeshiyada kooxda Shabaab iyo dhaqan ...
Mamulka gobolka Shabeelaha Dhexe oo kaashanaya mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa gogol nabadeed uga furay magaalada Jowhar labo beel ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho