Ciidamada maamulka Galmudug oo saaka howlgallo dhinaca ammaanka ah ka wada Cabuudwaaq “Dhageyso”
Xaaladda degmada Cabuudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa saaka deggan kaddib markii ciidamada maamulka Galmudug ay si buuxda ula wareegeen magaaladaasi. ...















