Munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayay xuska maalinta xorriyadda dalka Turkiga oo ku asteysan 29-ka Octobar ayaa maanta lagu qabtay magaalada ...
Ra,isulwasaaraha India Narendra Modi,kulankaas oo xooga lagu saaray wada shaqeynta iyo soo nooleynta xiriirka ganacsi iyo kan waxbarshada ee taariikhiga ...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ...
Dowlad goboleedka Galmudug oo ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleed ka dhacay gobalka Galgaduud. Dowlad goboleedka Galmudug ayaa baaq ...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgalay shirka sadexaad ee India iyo Afrika kaasoo maata ka ...
Wafdi u hogaaminayay Wasiiru dowlaha wasaaradda warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiiska Mudane Maxamuud Cabdi Xasan Bekos uuna kamid ahaa wasiir ku xigeenka ...
Shirkan oo looga hadlayay baahinta Federaalka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay safaaradda ay dowada Swisserland ay ku leedahay dalkani Kenya,waxaana ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho