Ciidamada booliiska oo howlgal ku soo qabtay hub, walxaha qarxa iyo dhagarqabayaal
Howlgal ay ciidamada Booliisku maanta ka sameeyeen xaafad ka mid ah degmada yaaqshiid ayaa lagu soo qabqabtay hub iyo maleeshiyaad ...
Howlgal ay ciidamada Booliisku maanta ka sameeyeen xaafad ka mid ah degmada yaaqshiid ayaa lagu soo qabqabtay hub iyo maleeshiyaad ...
Mudaneyaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dooday Miisaaniyadda Dowladda ee sannadka 2015’-ka. Akhrinta Warbixinta dib u eegista Miisaaniyadda dowladda ee ...
Ciidamo ka tirsan kuwa booliiska Galmudug iyo kuwa nabad sugida soomaaliyeed ee Nisa ayaa howlga;lo looga gol lahaa xaqiijinta amaanka magaalada Galkacyo ...
Sheekh Maxamed Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka hadlaya dhibaatada kooxda iyo jabkooda isagoo baaq u diraya Dhallinta raacday shabaab iyo kuwa ...
Guddoomiyaha Degmada Bardaale ee Gobolka Bakool Maxamed Xasan Caraale oo Waraysi siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay inuu isi soo dhiibay ...
Ciidamada hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa 48saac ee la soo dhaafay magaalada Muqdisho ka sameeyay Holwgallo lagu Uruurinayo waxyaabaha ...
Mudaneyaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda Xarunta Golaha shacabka waxa ay uga doodi doonaan dib u eegista Miisaaniyadda Dowladda ee ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho