Guddoomiyaha gobolka banaadir oo shaqaalaha kula dar daarmay inay shaqada labo jibaaraan “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Gobalka Banadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta la kulmay dhammaan shaqaalaha Dowladda Hoose ee ...
















