Cabdi Jiinow “Dhismaha Maamulka Gobollada Hiiraan iyo Sh/Dhexe waxa uu kaalin ka qaadan karaa dhaqaalaha dalka”
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa ku howlan dhismaha Maamulka gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe xili Maamulkan uu yahay kan kaliya ...















