Sharci mamnuucaya Gudniinka Fircooniga ah oo la qorsheynayo
Wasiirka wasaaradda haweenka iyo xuquuqda aadanaha marwo Sahro Maxamed Cali ayaa sheegtay in wasaaraddu ay waddo qorshe lagu cirib tirayo ...
Wasiirka wasaaradda haweenka iyo xuquuqda aadanaha marwo Sahro Maxamed Cali ayaa sheegtay in wasaaraddu ay waddo qorshe lagu cirib tirayo ...
Kulan looga hadlayay dowrka ay qurbo joogta Soomaaliyeed uga qeyb qaadan lahaayeen horumarinta iyo dib-u-dhiska caasimadda ayaa xalay lagu qabtay ...
Kulan looga hadlaayay Xiriir wada shaqayn oo dhex marta Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed iyo Jaamacadda Vaal University of Technology VUT ee ...
Munaasabad Shahaadooyin lagu Gudoonsiinayay Arday Soomaali u badan oo ka qalin jabisay Jaamacada Raaf ayaa waxa ay ka dhacday Xarunta ...
Saraakiisha ciidanka XDS ayaa faah-faahin ka bixiyay howlgal ka dhan ah maleeshiyaadka Shabaab oo ay ka billaabeen deegaanno ka tirsan ...
Munaasabad lagu xusayay sanad guuradii Labaad ee ka soo wareegtay furitaankii Idaacadda Wadaag ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho. Xafladda oo ...
Ilaa 30 xubnood oo ka kooban gudiga nabad geliyada degmada Xamarweyne ayaa waxaa maanta u furmay tababar lagu baranayo casharo ...
Muqdisho, 03 August 2015 Wasaaradda Batroolka & Macdanta waxay qireysaa in uu jiro baaritaan eedeymo oo ay Xafiiska Baarista Wax-isdabamarinta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho