Maaamulka degmada Baardheere Oo Ka Hadlay Fatahaad Laga Cabsi Qabo In Wabiga Jubba Uu Sameeyo
Guddoomiyaha degmada Baardheere Cabdullaahi Nuur Xasan oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa ka warbixiyay cabsi laga qabo fatahaad uusameeyo wabigga ...
Guddoomiyaha degmada Baardheere Cabdullaahi Nuur Xasan oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa ka warbixiyay cabsi laga qabo fatahaad uusameeyo wabigga ...
Madasha Wada-tashiga Qaran ee dalka, ayaa soo saaray bayaan ku aaddan tilmaamaha hab-raaca doorashada loo marayo sanadka 2016-ka, wuxuuna u ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Hindiya ayaa la kulmay madaxweynaha wadankaasi, iyagoo ka ...
Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Gudoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa cusub ee Magaalada Muqdisho, wuxuu dhashay 1965, wuxuuna ku dhashay magaalada ...
Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa xalay cod u qaaday Mooshin lagu cambaareenayo cunaqabateynta ganacsiga oo uu Maraykanka ...
Kulanka Baarlamaanka ee ay Xildhibaannadu ku gudagaleen wax ka bedelka Hindise Sharciyeedka Maalgashiga Shisheeye waxaa Golaha dib ugu soo celiyey ...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo uu ka midyahay Wasiirka arrimaha ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga la socda ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay Wasiirada, ...
Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa faah faahin ka bixiyay diyaarad maanta duhurkii ku dhacday duleedka degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho