Golaha Wasiirrada oo meel mariyay Miisaaniyad sanadeedka 2016-ka “Sawirro”
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ...















