DEG DEG-Go’aan ka soo baxay Guddoonka Baarlamaanka ee doorashada 2016-ka
Guddoonka baarlamaanka ayaa soo saaray go'aan wada jir ah oo ku saabsan doorashada 2016-ka Hadaba Linkiga hoose ka akhriso go'aanka oo ...
Guddoonka baarlamaanka ayaa soo saaray go'aan wada jir ah oo ku saabsan doorashada 2016-ka Hadaba Linkiga hoose ka akhriso go'aanka oo ...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiisa ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir ‘Maareeye” ayaa maanta xafiiskiisa ...
Wasiiro, Xildhibaan, Jaamacado, Ururada bulshadakale ayaa ka qeyb galay munaasabad shahaado sharaf howlkarnimo oo ku aadan sare u qaadidda tacliinta ...
World Hepatitis Day 28, July, 2015 Prof/Dr. Osman Mohamud Dufle Cudurka cagaarshowga ama jooniska waa cudur dhibaato weyn ku haya ...
Jeneraal Cabdiraxman Maxamed Tuuryare oo ay wehliyaan saraakiil kale ayaa kormeer ku tagey xaafadaha ay ka koobantahay magaalada Kismaayo iyo ...
Kadib maalmo xiriir ah oo Baarlamanka dawlad goboleedka Galmudug ay dib u eegis iyo wax ka badalis ku wadeen Dastuurka ...
Kulan ay Xildhibaannada Baarlamaanka ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa lagu shaaciyey go'aan ay si wadajir ah uga gaareen labada Gole ...
Masuliyinta maamulka gobolka Hiiraan iyo saldhiga booliska ee dagmada Beledweyne ayaa manta si wadajir ah u furay rug boolis oo ...
Marwada madaxweyneha Sahro Cumar Xasan ayaa furtay xarun lagu dhaqan celiyo isla markaana lagu xannaaneeyo carruurta ku nool waddooyinka magaalada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho