Eng, Yariisow oo ka hadlay ahmiyadda uu shirka maanta u leeyahay dowladda “Dhageyso”
Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo ah lataliyaha Wasiirka Warfaafinta ee dhanka Warbaahinta dowladda ayaa sheegay in shirka maanta ka ...
Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo ah lataliyaha Wasiirka Warfaafinta ee dhanka Warbaahinta dowladda ayaa sheegay in shirka maanta ka ...
Ciidamada amniga ee dowladda ayaa saaka si aad u adkeeyay amniga waddooyinka magaalada Muqdisho, maadaama uu maanta magaalada ka furmayo ...
Urur Goboleedka IGAD ayaa sheegay in ay sii balaaran doonaan dadaalkooda ku aadan gacan siinta ciidanka Dolwladda si meesha looga ...
Shirka caalamiga ah oo looga hadlayo Hiigsiga 2016 ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta uu ka furmo magaalada Muqdisho, ...
“Inaa Lilaahi wa inaa Ilaahi Raajicuun, Dalada Haweenka Hurumarinta Saxaafadda Soomaaliyeed ee WOMDU ayaa waxa uu tacsi u dirayaan dhamaan ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Muqdisho, 28 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ...
Nabadoon Mukhtaar Sheekh Axmed Maxamed Xasan oo ka mid ah nabadoonnada Soomaaliyeed ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay degmada Cadale ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho