Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday dugsiyada tababarka Ciidanka Xoogga Dalka ee Jeneral Dhaga-badan, TurkSom iyo Jeneral Daa’uud, halkaas ...
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday dugsiyada tababarka Ciidanka Xoogga Dalka ee Jeneral Dhaga-badan, TurkSom iyo Jeneral Daa’uud, halkaas ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyey Shirka Amniga Gobolka ...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta hoygiisa ku qaabbilay safiirka cusub ee ...
Koox ka tirsan dhallinyarada Soomaaliyeed oo si iskaa wax u qabso ah xeebaha magaalada Muqdisho uga sameeya howlaha nadaafadda, ayaa ...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige oo ku sugan magaalada Washington ee dalka Mareykanka, ayaa ku ...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xafiiskiisa ku qaabbilay Cabdullaahi Jaamac Maxamed oo ah Orodyahan ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya mudane Cali Yuusuf (Cali- Xoosh ) ayaa gelinkii dambe ee ...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Amb. Ahmed Moallim Fiqi, handed over on Tuesday the responsibilities of ...
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Cali Daahir Ciid oo uu wehliyo Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Galmudug Mudane Maxamed Cali Cantoobo ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho